
Sheekh Aadan Madoobe maalintii 2aad ka qeybgalaya Shirka Algeria
Algiers-Algeria – Shirweynaha Guddoomiyaasha Baarlamaanadda Carabta ayaa shalay si rasmi ah uga furmay Magaaladda Algiers ee caasimadda wadanka Algeria, waxaana shirka sanadkan looga hadli doonaa arrimaha wadamada Carabta gaar ahaan xaaladda Falastiin. …